Madaxweyne ku xigeenka Jsl waxa uu Daah-furay Qorshaha Hawl-qabadka Shanta Sannadood ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda

Madaxweyne ku xigeenka Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa waxa uu maanta Daah-furay Qorshaha Hawl-qabadka Shanta Sannadood ee Hay’adda Shaqaalaha Dawladda.

Halkan ka daawo muuqaalka warkan: