Meleteriga Suudaan iyo jabhada SPLM oo dagaal dhexmaray

Xaalada Suudaan oo muddoba degenayd ayaa waxay ciidamada meleteriga Suudaan iyo jabhada SPLM ee Kordufan oo ka soo horjeeda dawladda dagaal ku dhexmaray  gobolka Kordufan.

Dagaalka waxa uu ka dhacay deegaanka Karkarya,  balse wararka laga hela deegaan ayaa waxay yihii qaar iskhilaafsan kuwaas oo ay adag tahay in la helo warar sugan wakhtigan.

Dhanka kale Afhayeen u hadlay jabhada SPLM ayaa sheegay inay deegaanadaasi xukumaan. Jabhadan ayaa taageero ka heli jiraty South Sudan intii mudo ahaydba

Gobolka Kordufan waa gobol mudaba xaalkiisu uu ahaa mid dagan.

bandhige@gmail.com