Sheekh Mustafe Xaaji Ismaaciil oo ka mid ah culumada waa weyn ee reer Somaliland, kaas oo inta badan ku sugnaa guddaha wadddanka ayaa waxa uu safar ku tegay gobolka Sool gaar ahaan magaalada Laascaanood halkaas oo ay ugu dambeysay muddo soddon sanno ah.
Sheekh Mustafe ayaa waxa uu muxaadiro ku saabsan Raadinta Cilmiga dhabta ah u jeediyey dadweynaha Laascaanood.
Halkan hoose ka daawo muqaalka muxaadirado qaybteedi 1aad:
https://youtube.com/watch?v=oZuHnmOYgao