Natiijada Imtixaanka shahaadiga ah ee dugsiyada Hoose/Dhexe iyo sare ee Somaliland oo lagu dhawaaqay

 

Waxa maanta waxa lagu si rasmi ah loogu dhawaaqey natiijada Imtaxaanadii Shahaadiga ahaa ee fasalada Sideedaad iyo Afraad ee dugsiyada sare ee Jamhuuriyadda  Somaliland.

Imtixaanadan ayaa cel celis ahaan waxa Kaalmaha Ugu Badan Galay dugsiga  SOS ee magaalada Sheekh ku yaala

Sidoo kale Waxaa kaalinta koowaad ee Ardeyda reer Somaliland oo dhan galay ardey dhigta Iskuulka Nuuradiin ee magaalada Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.com