Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Qur’aanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’iidaysan karno.
Carabtii ku noolayd Jaziirada Carabtu ma ahayn dad ay qaamuuskooda ku jirto kalmada cadaalad. Waxa hadaladooda ka mid ahaa:
“Qofkii aan ceelkiisha ilaashan waa laga dumin, qofkii aan wax dulmina waa la dulmiyaa.”
Barmaaijka 6aad ee silsilada barmaamijyadan waxa aan maanta ku eegi doona sida uu Quraanku uga hadlay arrinkan, sidoo kale waxa aan ku soo qaadanaynaa qisooyin iftiiminya arrinkaa.
Fadlan halkan hoose ka daawo barmaamijkii lixaad ee silsiladan oo aan kaga hadlayno sheekadii Sheekadii Cusayr iyo casharada laga faa’iidaysan karo.
Halkan ka daawo qaybtii lixaad, daawo wacan: