Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo aan ugu talagalay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Qur’aanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’iidaysan karno.
Qur’aanku waxa uu ka sheekeeyay ummad markii ay awaamiirta Alle ku caasiday uu Alle ka dhigay daanyeero. Sheekadii ummaddaas iyo duruusta laga faa’iidaysan karo ayaan ku soo qaadanaynaa barmaamijka 10 aad ee qisooyinka Qur’aanka.
Halkan ka daawo qaybtii sagaalaad, daawasho wacan: