Qisooyinka Qur’aanka, Gabagabo iyo mahadnaq, Sheekh Siciid Cali Axmed Q28aad (Dhammaad)

Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo uu Sheekhu ku soo qaadan jiray qisooyinka Qur’aan kaasi oo 27 cisho ee Ramadaan uu baahiyey.

Barmaamijkanna Sheekhu wuxu u mahadnaqayaa dhammaan dadkii la socday taxanah qisooyinka Qur’aan. Sido kale waxa uu Sheekhu u mahadnaqay warbaahntii baahiyey barnaamijkan.

Halkan ka daawo qaybtii sideed iyo labaatanaad, daawasho wacan:

 

Dhammaad

bandhige@gmail.com