Qisooyinka Qur’aanka, Muslimiintii godadka naarta lagu guray iyagoo nool , Sheekh Siciid Cali Axmed Q27aad

Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo aan ugu talogalnay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Qur’aanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’iidaysan karno.

Qisada maanta ee qisooyinka Qur’aanka waxa aan ku soo qaadanaynaa dadkii Muslimiinta ahaa ee iyaga oo nool godadka naarta ah lagu guray iyo casharada ku jira.

Halkan ka daawo qaybtii todaba iyo labaatanaad, daawasho wacan:

 

bandhige@gmail.com