Qisooyinka Qur’aanka, Saddexdii towbadooda dib loo dhigay, Sheekh Siciid Cali Axmed Q12aad

Qisooyinka Qur’aanku waa barmaamij maalinle ah oo aan ugu talogalnay bisha barakaysan ee Ramadaanta. Waa barmaamij aan maalin kasta aan ku soo qaadan doono hal dhacdo ama qiso oo uu Qur’aanku ka hadlay iyo casharada aynu ka faa’iidaysan karno.

Qisada aan maanta ku soo qaadanayo barmaamijka 12aad ee qisooyinka Qur’aanka waa qiso ka waramaysa toobada dhabta ah ee laga doonayo qofka Muslimka ah.Waa qisada saddexdii asxaabi ee bilaa cudur daarka uga baaqday dagaalkii Tabuuk.

Halkan ka daawo qaybtii laba iyo tobnaad, daawasho wacan:

bandhige@gmail.com