Shacabka ku dhaqan degmadda Ood-weyne ayaa soo dhaweeyay magacaabista wasiirka wasaaradda cusub ee gaadiidka iyo Horumarinta Jidadka Somaliland.