Sidii Abraha Xabasha ku qabsaday dalka Yemen

Sannadkii 525 boqortooyadii Xabashidu waxay ku duushay oo qabsatay waddanka Yemeen iyagoo uu horkacayo boqorkii Iryaad oo uu xukunka Yemeen u wakiishay boqorkii Xabashida ee Kalaab, talaabadaasna waxa ka dambeeyey boqortooyada Roomaanka oo lahayd xitaa doonyaha ay ciidanka Xabashidu sii raaceen, iyagoo Roomaanku xiligaa is xulafaysi awood leh la lahaa boqorkii Xabashida ee Kaalib.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Sidii Abraha Xabasha ku qabsaday dalka Yemen:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com