Suldaan Mustafe Maxamuud Aw Seed ayaa waxa lagu caleemo saaray deegaanka Adhi-cadeeye, Suldaankan cusub ayaa waxa yeelan doona beelaha Fiqishini ee degan deeganka Somaliland.
Xaflada caleemo saarka ayaa waxa kasoo qayb galay madax-dhaqameed, dhallinyaro, siyaasiyiin, aqoonyahan, iyo dadweyne aad u tiro badan kuwaas oo iskaga yimid guud ahaan Soomaalidu degto.
Halkan hoose ka daawo caleemo saarka Suldaan Mustafe: