Wasiirka Arimaha Gudaha Ayaa Ka Hadlay Dagaalka Darar Weyne

Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed Kaahin Axmed ayaa ka hadlay shaqaaqada ka taagan Oodweyne. Muuqaalka hoose ka daawo hadalka wasiirka oo dhammaytiran.