Xildhibaan Kijaandhe oo shaaciyey in uu ka baxay kooxdii isbahaysiga Kulmiye

Xildhibaan Axmed Cabdi Kijaandhe oo ka mid ah Mudanayaasha Golaha Wakiillada Somaliland, isla markaana  ka tirsanaa kooxdii isbahaysiga Kulmiye ee ka ayaa shaaciyey in uu ka baxay kooxdaas haatan uu ka mid yahay xisbiga Kulmiye.

Sidoo kale waxa uu sheegay in uu isagu ku laabtay xisbigii uu dhisi doon xisbiga Kulmiye.

Mar wax laga waydiiyey in kooxdii isbahaysiga ee uu ka tirsanayaa in ay Waddani wada-hadal la wadaan taasina waxa uu sheegay in  ay xor yihiin oo ay halkay doonaa tagi karaan.

Mar kale ayaa waxa wax laga waydiiyey in uu Muuse Biixi dhisi doono iyo in kale waxa uu ku jawaabay in uu diyaar in uu dhisi doono.

Halkan hoose ka daawo muqaalka warkan:

bandhige@gmail.com