Xildhibaan Koore waxa uu ka hadlay xaalada Dharkayn-geenyo baaqna u diray beelaha dirirtu ku dhexmartay halkaas

Xildhibaan Saleebaan Cali Koore oo ka tirsan mudanayaasha Golaha Wakiilada Somaliland ayaa maanta baaq nabadeed u diray dhinacyada ay dhibaatadu ku dhexmartay Deegaanka Dharkayn-geenyo ee ee Gobolka Sool.

Halkan hoose ka daawo muqaalka warkan:

bandhige@gmail.com