“Xildhibaanada Gobolka Awdal waxay Golaha uga mahad celinayaan siday u sharfeen soo jeedintii Xildhibaanada Gobolkaasi ” Xildhibaan Mukhtaar Xasan Maydhane.