Xisbiyada, komishanka iyo wasaaradda arrimaha guddaha waxay isku yimaadeen kulan laga hadlay lix goobood oo lagu muransan yahay

Kulan afar Geesood ah ayaa waxaa maanta yeeshay xukuumadda Somaliland, hoggaamiyeyaasha xisbiyada Qaranka iyo Komiishanka Doorashooyinka Qaranka kaas oo lagaga arrinsanayay in aan la Siyaasadayn Diiwaangelinta Codbixiyeyaasha ee laga qabanayo 6 deegaan ee dhinaca Xeebta Galbeed ee Dalka.

Kulanka ayaa waxa ka soo baxay in la dhigayo sannaaduuqda diwaangelin codbixiyayaasha, balse may sheegin wakhtiga rasmiga ay bilaaban doonto.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan:

bandhige@gmail.om