Xogta Dahsoon: 40 sannadood ayuu la noolaa waraabayaal

Barnaamijkeenan Xogta Dahsoon waxaynu ku soo bandhigaynaa oday waayeel ah oo daโ€™diisii sideetameeyo ku jira, kaasoo muddo afartan sanno ah oo noloshiisa ka md ah la noolaa raxan waraabayaalah oo dugaaga ka mid ah.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon:ย 40 sannadood ayuu la noolaa waraabayaal:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com