Xogta Dahsoon: Agab dhaqmeedkeenii hore oo dib u soo noqday

Magaalada Hargeysa waxa ku soo badanaya agab dhaqameedka aynu muddada dheer isticmaalaynay, kaas oo qaybahiisa kala duwan lagu iibinayo suuqyada Hargeysa.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Agab dhaqmeedkeenii hore oo dib u soo noqday:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com