Sannadkii 1991-kii ayay ahayd markii uu nin beeralay ah oo danyar ah oo daโdii dhexe ee cimrigiisa ku jiraa uu bohol weyn ka daahqaaday deegaan ku yaalla dalka Vietmnam iyadoo ay xiligaa biyo xoogani guddaheeda ku dhacayeen, taa darteedna waxa uu goโaansaday in aanu guddaheeda gelin ee dusha sare ka eego bohoshaasi.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Bohoshii ugu weynayd caalamka:
https://www.youtube.com/watch?v=nTSNqsB_GMM&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii:ย Xuseen-Kurdi