Xaalad aan illaa hadda caddayn wax tafsiir ahna loo helin ayaa inan yar afar n jir ah oo u dhashay Dalka Bangaladesh waxa uu muuqaalkiisu u ekaaday qof waayeel ah.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Inankii yaraa ee muuqaalka waayeelka lahaa:
https://www.youtube.com/watch?v=1Ra5AhpAe6A&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi