Xogta Dahsoon: Khaladaadkii yaryaraa ee hadana taariikhda bedelay

Waxa iska adag in la rumaysto in khaladaad yaryar oo isfaham la’aan u badani ay wax ka bedeli karaan oo saamayn muuqata ku yeelan karaan taariikhda, laakiin taasi waa waxa dhab ahaan dhacay, sida khudbad muhiim ah oo turjumaadeedii la khalday oo dabeeto gaysatay masiibo aan laga soo waaqsan iyo ismaandhaaf dhexmaray askari boolis ah iyo hoggaamiye ciidan ah, taasoo dhalisay in uu qarxo dagaalweynihii koowaad ee dunidu.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Khaladaadkii yaryaraa ee hadana taariikhda bedelay:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com