Barnaamijka Xog Dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa sababaha hablaha diyaaradaha ka shaqeeyaa gacmaha dhabarka dambe u mariyaan.
Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Maxay hablaha diyaaradaha ka shaqeeyaa gacmaha dhabarka dambe u mariyaan:
https://www.youtube.com/watch?v=zWx-r4XwU00&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi