Xogta Dahsoon: Muslimka iyo Musharaxa Donald Trump

Waa nin ay ku beeran tahay rabitaanka awooda iyo xukunka waana ninka caanka ku noqday kelmadaha aan loo miidaan deyin ee aan mas’uuliyadu ku dheehnayn, waxa uu calooshiisa ku qarinayaa necaybka uu u qabo ummadda Illaahay.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Muslimka iyo Musharaxa Donald Trump:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com