Xogta Dahsoon: Sucaad Busuus, Tafo-dhiigtii Carbeed

Waxa diyaariyey: Xuseen-Kurdi

Waxa suurogal ah in qofka aadamaha ahi uu si uun u galo taariikhda sida dadkii caanka ka ahaa caalamka carabta ee ay ka mid ahaayeen ninkii martigelinta magaca ku yeeshay  ee Xaatimu Daa’iyi ama geesigii carbeed ee aan la loodin jirin Cantar bin Shadaad, dadkaas oo qarakoodna wanaag ku galeen taariikhda qaar kalena xumaan iyo magic xumo sida gabadha aynu barnaamijkeenan kaga hadlayno oo ah Busuus Sucaad Bintu Munqid al-tamiimiyi.

Daawo oo ka bogo Sucaad Busuus.