Badhtamihii qarnigii labaatanaad ee taariikhda miilaadiga ayay ahayd waxaa soo baxayey warbixino iyo sheekooyin ka hadlaaya ragga xidhan suudhka madow ee dhamaystiran kuwaas oo inta badan dalbada macluumaad ku sabsan shaqsiyaad iyo waxyaabo qariib ah iyadoo in badani aaminsan tahay in ay u shaqeeyaan xukuumada dalka Maraykanka.
Halkan hoose ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Waa kuwama suudh madoobayaasha Maraykanku, Jin mise Insi?:
https://www.youtube.com/watch?v=Rn-m1OYswnQ&feature=youtu.be
Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi