Xogta Dahsoon: Wadnihiisa waxa uu ku sitaa shandada laptop-ka

Barnaamijkeenan Xogta Dahsoon waxaynu ku soo qaadanaynaa inanka xubinta wadanaha ee jidhkiisu ku shaqaynayey ku sita shandadiis kombiyuutarka gacanta lagu qaato.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Wadnihiisa waxa uu ku sitaa shandada laptop-ka:

https://www.youtube.com/watch?v=3L4yhi6551s&feature=youtu.be

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com