11th anniversary of Hargeisa 2008 Terror Attacks, How it happened & Lessons learned

28.10.2019 marks the 11th Anniversary of Hargeisa Terror Attacks that killed nearly 30 people in 28th-Oct-2008.

CBA_TV special report looks back on how triple attacks happened & lessons learned.

Warbixin soo koobaysa 11sano Guurada Weeradadii Argagixisada ee Hargeysa ka dhacay 28.10.2008.
Weeraradaas oo lala beegsaday Madaxtooyada Somaliland, Safaarda Itoobiya, iyo Xaruntii Haayadaha Qaramada Midoobay,ee UNDP-da.

Weeraradaas waxaa ku dhintay 29 qof oo Somalilanders ah.

Warbixinta waxaa Afka-Ingiriisada ku diyaarayay Yuunis Deeqow oo ka tirsan TVga CBATV.

Watch here the report/ halkan ka daawo warbixintan: