Isku shaandhaynta xoogaa leh tolow maxaa kalifay isagoo waqtiga hadhay yar yahay (WQ: Nuur Xaaji Xiirey)

Soomaalidu waxay tidhaa nin walba ceesaantii ceel keentay, waa taa rayi badan laga dhiibtay Isku shaandhaynta dawladda lagu sameeyay dibbed iyo guddaba eh tolow waa maxay ahdaafta laga lahaa iyo waxa kalifay.

Horta siyaasadda wax wal oo dhaca hadaf ayaa laga leeyahay garo ama ha garan. Horta runtii hadafka laga lahaa waa la gaadhay, waxaanu ahaa in maxasta iyo wax ma garatada lagu mashquuliyo, waana kuwaa ku mashquulay shaxdan la dhaq-dhaqaajiyay. Dhagaxda shaxdu wax qiima ah ma leh, waxa qiima leh kuwa ciyaaraya markaa dadkan la kala bad-badalay waa dhagaxdii oo la dhaq-dhaqaajiya, waxna soo kordhin maayaan horeba waxba umay soo kordhin.

Haddaba suโ€™aal baa is waydiin leh maxaa dadka loo mashquulinaayay, maxaase laga mashquulinaayay?

Laba arrimood oo aad inoo saamayn doona ayaa waddanka ka dhacay usbuucyadan labadaa arrimood ayaana maxasta iyo waxma garatada laga mashquulinaayay.

  1. To hore waa ansixintii golaha wakiiladu ansixiyeen heshiiskii dekedda Berbera.
  2. Ta labaad waa shirkii Hargeysa ka dhacay. waxaad arkaysaa magacaabista sida wax loo magacaabay in dadka shiraayay lagu cadho galinaayo qaarna lagu soo xero galinaayo.

Horta caalamka oo dhan dur iyo daabac ayaa laguu maamulaa, cida maamusha marka ay dadku ka daalaan durka ayaa daabac loo soo dhigaa, markay kaa ka daalaana, haddana durkii ayaa loo soo celiyaa. markaa dadka wareegaas ayuun bay kujiraan (vicious circle).

Labadan taxaalufna waa isku mid kii hore u jiray iyo ka dambe (they are both sides of the same coin) waa dur iyo daabicii gambada uun, cid baana u wada yeedhaysa, caalamka oo dhan sidaa ayaa lagu maamulaa, laakiin caalamka kale waa ilbax oo way isku daawadaan dur iyo daabacan, laakiin adigu Afrika ayaad tahay oo bari ayaad u soo qaadan qori markaas ayaad noloshaada u burburin riwaayadaa laguu dhigay.

Hoos ka akhriso maqaalladii hore ee Nuur Xaaji Xiiray:

Golaha wakiiladu yay matalaan

Maxay ahayd ujeeddadii laga lahaa dagaalkii 1988, goorma ayuuse bilaabmay?

Gaaladu labada wadan ee ay indho gaar ah ku eegaan

Bal ummaddan uu dulinku daashaday eega

Yaa soomaliland sameeyay?

Dajjaal iyo labadiisii salladoodย 

Maxaad ka taqaan Yuhuuda?

11 Sibtambar Soomaaliya khiyaamadii ugu waynayd

Yaa Soomaali halkaa dhigay?

Luqadee ayaa wax lagu baranayaaย 

ย Siyaasadda Waxbarashadaย 

Barasho horteed ha i nicin

Ha isku akhriyin haddii aanad ku camal falayn

Qaabka ragga loo dhufaano

Cisaabada ragga dhufaanta

Dhacdo ugub ah oo masaajid Hargeysa ah ka dhacday

Waar xaggeed ku socotaa?ย 

Muxuu u batay bilaa-camalku?

Munaafiqiinta casriga ah

Waa maxay siyaasaddu?

Eydu waa bilicda magaalada

Bal dadkan ku dawakhay riwaayadan Kulmiye eega

Waa kuma doqonku?

Qabiil ma jiraa?

Waa kuma wadaadku?

Dadku xerooyin ayay ku jiraan

Sidee ummadi ku horumari kartaa ama qof ku horumari karaa?

Dhuuqaa ha noqon

Goorma ayaa ummad la hoggaamin karaa?

Sidee ayay u shaqeeyaan dadka dadka waalaa

Maxaad ka taqaanaa dadka waala?

Xarakaadka Islaamku ma gaadheen ahdaaftoodii?

Life is three days

Global War

Maxaa Somaliland loo ictiraafi waayey?

Yaa burburiyey Soomaaliya?

Dhallintu way gaajoonaysaa!

Shakhsiyadda adduunka loogu neceb yahay

Maxaa dadkeena sidan u galay

Dadka doofaarrada noqday

Ummad aan xidhe lahayn!

Nuur X Xiiray

nur.hersi21@gmail.com