Ololee oo anshaxa dhawr (WQ: Cabdiraxmaan Rashiid Axmed)

 

Waxa guud ahaan dalka ka bilawday ololaha doorashada madaxtooyada jamuhuuriyada somaliland taaso sadexda xisbi qaran ee  kala ah ucid kulmiye iyo wadani uu midba maalin  ololaysanaayo.

Hadaba sidaas oo ay tahay waxa jira waxyaalo anshaxa wax u dhimaaya oo ay taageerayaasha xisbiyada qaar ku kacaan kuwaas oo ay ka mid yihiin qodobadani:

  1. Dumar daaqadaha gawaadhida  ka lusha:

Waxa  inta badan u ololeeya dumar madax qaawan oo daaqadaha gawaadhida ka lusha ragna dhinaca haysto.

2. Ereyo cay  ah: waxa ay si toos ah u caayan hadba cida ama xisbiga ay is hayaan taas oo dhalinyarada ololeynaysa colaysiin karta markaba

3. Rag iyo dumar isku milan:  dadka ololaynaaya oo u badan dhalinyaro gabdho iyo wiilalba leh ayaa isku milma marka ay ololaynayaan kuwaas oo dhinacyada isqabsada .

WQ: Cabdiraxmaan Rashid Axmed (Dalmar)

Suxufi madax banaan

Hargeysa somaliland

Emil: Cabdiraxmaan800@gmail.com