Soomaalilaan Geeska Afrika daawade ka noqonmayso ee Danteeda Ayey Raacday W/Q: Cali Cabdi Coomay

= Ma waxaynu sugnaa inta Xasan Sheekh lacag cusub oo deyn ah helaayo, oo uu dhaqaale inagu burburin karo?

= Ma waxaynu sugnaa inta Xasan Sheekh hub helayaa oo ay suurtagal tahay awood ciidan inuu midnimadaan ku soo celinayaa uu yidhaa?

= Ma waxaynu sugnaa kolba inta beelaha darafyada la inagu kicinaayo ee cadow looga dhigaayo dalkooda?

= Ma waxaynu eegnaa uun kolba madaxweynaha cusub ee Soomaaliya ee inala soo galo dagaal toos ah iyo dhaqaale?

= intaasi oo dhan sugimayno oo waxa ugu weyn ee inaga maqani waa ictiraaf iyo in aynu meel ka soo galno tartanka quwdaha adduunka. Taasi waxa ay noqotay in aynu 20 Kiiloomitir oo badd ah ictiraaf ku beddelano.

= Heshiiska ka dib: Itoobiya iyo Soomaliya ayuu Dagaal Dublamaasiyadeed ku dhexmari doonaa Qaramada midoobay iyo urur-goboleedyada Afrika.

Cali Cabdi Coomay

Suxufi, qoraa ah.

Hargaysa, Soomaalilaan

Calicoomay@gmail.com