Bismilaahi Raxmaani Raxiim
Xiliga Qaboobaha Ama Jiilaalka Dhamaan Guriga Meelkasta Oo Dalool Ah Waala Gufeeyaa Daaqad Ama Albaab, Iyada Oo Laga Hortagayo Dhaxanta Kasoo Gelaysa Weliba Waala Gashadaa Ama La Huwadaa Funaanadaha iyo Bustayaasha Guriga Yaal Oo Dhan.
Sidaa Si ku Caksi Ah Xiliga Xagaaga Amaba Kulaylaha Meelkasta Oo Guriga Dalool Ah Waala Furaa Albaabada Iyo Daaqadahaba Iyada Oo La Doonayo In Wax Hawo Ahi Kasoo Gasho, Waxna Lama Huwado Ilaa Dhar Dhigasho.
Xiliyada Isbedelaya Waxaa Kujirta Xikmad Alle Ugaar Ah Iyo Awood U Dhawran Alle Sida Ta Maalinta Iyo Habeenka.
Hadaba Waxaa Muhiim Ah Inaad Xuska Alle Iyo Cibaadadiisa Marna Aanad Ka Tagin Kana Caajisin.
Sida Aad Xiliga Kulaylka Adoo Soo Maydhay Useexanayso Ama Adoo Isasoo Qooyey , Uxasuusnow Waajibaadka Salaada Subax Ee Ku Sugaysa. Wakhtigana U Arag Tababar Nololeed Iyo Hanaanin Alle Kugu Tarbiyaynayo Marxaladaa Isbedelaya.
Alle Haynagu Anfaco Dhamaanteen.
Wabilaahi Tawfiiq
ย W/Q: Prof Ismail Mohed Aden-Dhicir
ย Aqoonyahan Shahadoyin Kala Duwan
Abwaan Dareen Cabirre Ah
Qoraa aragtiyo cilmiyaysan iyo kuwo dadweynaha
Fogaal Araga fikirka xorta ah ee Madaxbanaanย
Kafaalooda Arimaha bulshadaย
Siyaasada Somalida Iyo Caalamka
Dhiiri Geliye Ma Hagrade Ah
Dhexdhexaad Xeer-beegti ah
Xil Guudna Sidda.
Email:ย Ismail1234921@gmail.com
Mob: +25263 409 48 55