𝐀𝐒𝐊𝐀𝐑𝐈 𝐇𝐎𝐎𝐘𝐀𝐃𝐈𝐈 𝐁𝐀𝐀𝐅𝐈𝐍𝐀𝐘𝐀 

𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐀𝐛𝐨𝐤𝐨𝐫 𝐀𝐱𝐦𝐞𝐝 𝐖𝐚𝐜𝐚𝐲𝐬 waxa uu baafinaya 𝐡𝐨𝐨𝐲𝐚𝐝𝐢𝐢 𝐀𝐚𝐚𝐦𝐢𝐧𝐚 𝐂𝐚𝐥𝐢 𝐉𝐚𝐚𝐦𝐚𝐜, oo 𝐦𝐮𝐝𝐝𝐨 𝟏𝟎 𝐜𝐢𝐬𝐡𝐨 ah maqan.

Midabkeedu 𝐂𝐚𝐬𝐚𝐚𝐧

Dadeedu 𝟕𝟎 𝐣𝐢𝐫

Qori iskoobi ayay ku tukubaysay, Shalmad Shiida oo cawlan, ayay xidhnayd.

Suuqa Inji ee magaalada Hargeysa ayay ka soo luntay.

Hooyadani Suuqa Makala garanayso, waxa ay ka timid magaalada

𝐁𝐮𝐫𝐜𝐨.

Qayb ka noqo in la helo hooyada uu mudada 10-ka cisho ah raadinayo askarigani.

𝐇𝐚𝐝𝐝𝐚𝐛𝐚 𝐜𝐢𝐝𝐝𝐢𝐢 𝐚𝐫𝐚𝐠𝐭𝐚 𝐡𝐚𝐤𝐮 𝐬𝐨𝐨 𝐡𝐚𝐠𝐚𝐚𝐣𝐢𝐬𝐨 𝐭𝐞𝐥𝐞𝐟𝐨𝐨𝐧𝐚𝐝𝐚 𝟎𝟔𝟑𝟒𝟕𝟐𝟗𝟕𝟗𝟗 𝐚𝐦𝐚 𝟎𝟔𝟑𝟒𝟑𝟏𝟑𝟏𝟓𝟐