Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Deegaanka iyo Isbaddalka Cimillada Maxamed Cabdillaahi Ducaale ayaa daahfuray kulan laga ga….

tashanayay ilaalinta deegaanka iyo duurjoogta. Kulanka waxa ka qayb galay Agaasimaha Duurjoogta, Agaasimaha Dhirta iyo daaqa, isuduweyaasha Wasaaradda ee gobollada Maroodijeex iyo Gabiley, madaxda iyo shaqaalaha Hay’adda Ilaalinta Harimmacadka ee CCF oo ah hay’ad wasaaradda kala shaqaysa ilaalinta duurjoogta, gaar ahaan harimmacadka. Sidoo kale, waxa kulankan ka qayb galay bulshada Geed Deeble iyo deegaannada ku hareeraysan.

 

Xigasho:Somaliland news Agency

Bandhige@gmail.com