Cabdimaalig Muuse Coldoon ayaa Xorriyaddiisi dib u helay kadib sanad iyo dheeraad uu xabsiga ku jiray

Weriye Cabdimaalig Muuse Coldoon ayaa Xorriyaddiisi dib u helay kadib sanad iyo dheeraad uu xabsiga ku jiray.

Sii daynta Weriyaha ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu u fidiyay maanta.

Dhanka kale sii daynta Weriyaha ayaa waxaa ka qayb qaatay labada Gudoomiye Mucaarid ee Waddani iyo Ucid.

Hoos ka daawo muuqaalka warkan: