Weriye Cabdimaalig Muuse Coldoon ayaa Xorriyaddiisi dib u helay kadib sanad iyo dheeraad uu xabsiga ku jiray.
Sii daynta Weriyaha ayaa timid kadib markii Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi uu u fidiyay maanta.
Dhanka kale sii daynta Weriyaha ayaa waxaa ka qayb qaatay labada Gudoomiye Mucaarid ee Waddani iyo Ucid.
Hoos ka daawo muuqaalka warkan: