Dembiyadii uu kashifay Google

Qaybta baadhista ee shabakadda Google ayaa daaha ka qaaday oo bannaanka soo dhigtay fal dembiyeedyo badan oo dhacay, kuwaasoo loo fuliyey si qarsoodi ah kana daboolnaa aadamaha. halkana waxaanu idiinku soo gudbinaynaa qaybo ka ah dhacdooyinkaasi dembiyada ah.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Dembiyadii uu kashifay Google:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com