Guddoomiyaha Baanka dhexe ee JSL ayaa tababar ku saabsan ka hortaga khataraha dabka u soo gabagabeeyey shaqaale ka tirsan Baanka Dhexe .