Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Horumarinta Caafimaadka ayaa xilkii u kala wareejiyey Agaasimaha Cusub iyo Agaasimihii hore ee Cusbitaalka guud Hargeysa.