Gudoomiyaha Waddani waxa uu hambalyo u diray ardaydii dhamaysatay dugsiga hoose dhexe iyo sare

Guddoomiyaha xisbiga Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi “Cirro” ayaa waxa uu hambalyo u diray dhammaan ardaydii dhamaysatay dugsiga hooose dhexe iyo sare oo shalay ku dhowaaqday wasaaradda waxbarashada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warkan Guddoomiye Cirro:

bandhige@gmail.com