Hooyo xannuun iyo cidla isu raaceen, una baahan taakuleyn, dhaqaale, mid dawo iyo daryeel caafimaad.

Hooyo Maryama Aw Muuse Warfa waa Hooyadan oo ka mida bulshada ku nool xaafada State House-ka ee magaalada Hargeysa, waxa ku gadaaman duruufo nololeed oo ay ugu horrayso wehel la’aan xannuun iyo awood la’aan dhaqaale, iskada wax ay dhakhtar ku tagte xataa ma awoodo inay xabad Kiniina iibsato.

Hooyadan waxa ka soo baxay xannuun Caano-gocato, xumadu waxay ku dhacday, waxaanay ku nooshahay daarad reer.

Haddaba waxa ay bulshada Islaamka ah ka codsanaysaa in laga caawiyo duruufaha ku gadaaman, hadday caafimaad tahay, hadday quutal daruuri nololeed tahay iyo meel ay ku noolaato.

Haddaba ciddii ILLAAHEY dartii wax ula baxaysa ama uga gargaari karta xaalada caafimaadarro ee soowadahday hakala xidhiidho, 0636932111 AMA 0634761529