Jadwalka isku-aadka Horyaalka Naadiyada Yurub oo lagu dhawaaqay

Xilli-ciyaareedka cusub ee Horyaalka Naadiyada Yurub ee 2015-ka iyo 2016-ka oo bilaabmi doona 15-ka Sebtambar ayaa la soo saaray jadwalkooda isku-aadka naadiyada.

Horyaalka Naadiyada Yurub waxa haatan haysata kooxda Barcelona, kooxdani waxay ku jirtaa groupka E oo ay ugu cad cad yihiin iyaga iyo kooxda Roma.

Sidoo kala kooxda Arsenal ayaa waxa ay markii saddexaad muddo afar sanno gudahood ah isku koox noqdeen kooxda Jarmalka ee Bayern Munich.

Koox kasta waxa ay groupyada ku dhex dheeli doontaa lix ciyaarood, iyadoo ciyaaraha ugu horreeyana ay dhici doonaan 15-ka iyo 16-ka bisha Sibtambar ee soo socota.

Kooxaha Barcelona iyo Real Mardid ayaa qaaday koobkan min toban jeer oo haysta Horyaalka Naadiyada Yurub.

Halkan hoose ka akhriso isku aadka Group-yada:

Group A: Paris St-Germain, Real Madrid, Shakhtar Donetsk, Malmo

Group B: PSV Eindhoven, Manchester United, CSKA Moscow, VfL Wolfsburg

Group C: Benfica, Atletico Madrid, Galatasaray, Astana

Group D: Juventus, Manchester City, Sevilla, Borussia Monchengladbach

Group E: Barcelona, Bayer Leverkusen, AS Roma, BATE Borisov

Group F: Bayern Munich, Arsenal, Olympiakos, Dinamo Zagreb

Group G: Chelsea, Porto, Dynamo Kiev, Maccabi Tel-Aviv

Group H: Zenit St Petersburg, Valencia, Olympique Lyon, Gent

bandhige@gmail.com