Kala saraynta quwadaha millateri ee Caalamka 2016-ka

Barnaamijkeena Xogta Dahsoon waxaynu ku soo bandhigaynaa qiimaynta sannadkan 2016-ka ee kala saraynta liiska dalalka millateri ahan ugu cududa weyn caalamka.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Kala saraynta quwadaha millateri ee Caalamka 2016:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com