Maayir ku xigeenka degmada Ceel-afweyn iyo qaar ka mid ah bahda dhaqanka ee degmadaasi ayaa hambalyo u diray Wasiirka cusub ee Wasaaradda Gaadiidka.