Madaxdii Carbeed ee la isku deyay in la dilo

Dilka madaxda inta badan isku daygiisu waa mid la soo qorsheeyo oo si kas ah loola bartilmaameedsado hadafkiisa, taasina waa waxyaabihii lagu sameeyey madax badan oo Carbeed oo isku daygii dilkoodu fashilmay kuwaas oo  aynu liiskooda ku soo bandhigayno barnaamijkeena.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Madaxdii Carbeed ee la isku deyay in la dilo:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com