Madaxweynaha FIFA oo Booqday Jabuuti

Madaxqweynaha xidhiidhka kubadda cagta adduunka ee FIFA Gianni Infantino ayaa maanta booqasho ku tagay Jabuuti,halkaasi oo uu kula kulmay madaxda Jabuuti iyo xidhiiidhdka ciyaaraha ee dalkaas.

Gianni Infantino, ayaa ballan qaaday taageero ay FIFA Jabuuti ka taageerto dhinaca ciyaaraha kubbada cagta.

Sidoo kale waxa uu sheegay in heerka cayaaraha Jabuuti uu u baahan in si aad ah loo hormariyo, islamarkaana FIFA ay gacan ka geysan doonto sidii taas loo fulin lahaa.

bandhige@gmail.com