Madaxweyne Axmed Maxamed Maxamuud “ Siilaanyo” iyo wefti uu hoggaaminayo ayaa waxay saaka safar ugu ambabaxeen Gobollada galbeedka oo ay ka jirto abaar saameysay dadka iyo duunyaba.
Safarka Madaxweyne Siilaanyo wali war rasmiga lagama soo saarin ujeedada uu daaran balse waxay illo wareedyo ka agdhow ayaa waxay sheegeen in uu daaran yahay gurmada ka abaaraha ka jira Gobollada Galbeedka.
Shalay waxay guddiga abaaruhu u direen Gobollada Selel iyo Awdal deeq raashin oo loogu talo galay in loo qaybiyo dadka abaaruhu saameeyeen.
Kala soco Bandhige wixii warar ah eek a soo kordha safarka Madaxweynaha.