Maxaa U Qabsoomay Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargeysa Axmed Yoonis Aadan (Juxa) 05 Feb 2018 ilaa Oct 2019

Warbixintan waxa aad ku daawan doontaa wixii U Qabsoomay Xoghayaha Dawlada Hoose Ee Hargeysa Mudane Axmed Yoonis Aadan (Juxa) 05 Feb 2018 ilaa  Oct 2019