Maxay ka turjumayaan calamada Dawladuhu?

Calanka dalka Shiinuhu waxa uu ka kooban yahay midab casaan ah, afar dhibcood oo yar-yar oo ku xeeran xidig weyn oo midabkeedu dahabi yahay waxaana nashqadiisa lahaa Mr Zing Liansung oo xubin ka ahaan jiray xisbiga Shuuciga ee waddankaasi, ahaana ganacsade ku nool Magaalada Shangahai.

Halkan boos ka daawo Barnaamijka Xogta Dahsoon: Maxay ka turjumayaan calamada Dawladuhu?:

Diyaarintii iyo isku-duba-ridkii: Xuseen-Kurdi

bandhige@gmail.com