Muxaadaro: Halista maandooriyaha Sheekh Maxamed Cumar Dirir

Sheekh Maxamed Cumar Dirir oo ka mid ah culimada waa weyn ee Somaliland ayaa waxa uu halkan idiinku soo gudbin doonaa khudbaddii salaada Jimcaha ee uu maanta ka jeediyey Masaajidla Rusheeye.

Daawasho wacan:

bandhige@gmail.com